وَإِذَا رَأَيْتَهُمْ تُعْجِبُكَ أَجْسَامُهُمْ ۖ وَإِن يَقُولُوا تَسْمَعْ
لِقَوْلِهِمْ ۖ كَأَنَّهُمْ خُشُبٌ مُّسَنَّدَةٌ ۖ يَحْسَبُونَ كُلَّ صَيْحَةٍ
عَلَيْهِمْ ۚ هُمُ الْعَدُوُّ فَاحْذَرْهُمْ ۚ قَاتَلَهُمُ اللهُ ۖ أَنَّىٰ
يُؤْفَكُونَ
Wa-itha raaytahum tuAAjibuka ajsamuhumwa-in yaqooloo tasmaAA liqawlihim
kaannahum khushubunmusannadatun yahsaboona kulla sayhatinAAalayhim humu
alAAaduwwu fahtharhum qatalahumuAllahu anna yu/fakoon
Somali
Haddaad aragto Munaafiqiinta waad la yaabi Jidhkooda, muuqooda, hadday hadlaanna
waad dhagaysan hadalkooda, waxaadse moodaa dogobyo la tiirtiiriyey, qayladii
yeedhabana way ka cabsadaan, waa Col kuwaasi, Eebena ha lacnado ee xagee loo
duufsan.