1st Ayah 1 الأية ١الأوليبِسْم ِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
الْحَمْدُ لِلَّهِ فَاطِرِ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ جَاعِلِ الْمَلَائِكَةِ
رُسُلًا أُولِي أَجْنِحَةٍ مَّثْنَىٰ وَثُلَاثَ وَرُبَاعَ ۚ يَزِيدُ فِي الْخَلْقِ
مَا يَشَاءُ ۚ إِنَّ اللهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ
Alhamdu lillahi fatiri assamawatiwal-ardi jaAAili almala-ikatirusulan olee
ajnihatin mathna wathulathawarubaAAa yazeedu fee alkhalqi ma yashaoinna Allaha
AAala kulli shay-in qadeer
Somali
Mahad Eebaha billaabay «abuuray» samooyinka iyo dhulka yaaleh kana yeelay
Malaa'igta farriinwade, oo garbolabo labo ahiyo saddex saddex iyo afar afar ah
leh, wuuna siyaadiyaa Eebe abuuriduu doono, Eebana wax walba uu doono wuu karaa.
|
Ayah 35:2 الأية
مَّا يَفْتَحِ اللهُ لِلنَّاسِ مِن رَّحْمَةٍ فَلَا مُمْسِكَ لَهَا ۖ وَمَا
يُمْسِكْ فَلَا مُرْسِلَ لَهُ مِن بَعْدِهِ ۚ وَهُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ
Ma yaftahi Allahu linnasimin rahmatin fala mumsika laha wamayumsik fala mursila
lahu min baAAdihi wahuwa alAAazeezu alhakeem
Somali
Wixii Eebe dadka ugu nicmeeyo oo naxariis ah wax celin karaa majiro, wuxuu
celiyaana wax soodayn kara ma jiro dabadiis, waana adkaade falsan.
|
Ayah 35:3 الأية
يَا أَيُّهَا النَّاسُ اذْكُرُوا نِعْمَتَ اللهِ عَلَيْكُمْ ۚ هَلْ مِنْ خَالِقٍ
غَيْرُ اللهِ يَرْزُقُكُم مِّنَ السَّمَاءِ وَالْأَرْضِ ۚ لَا إِلَٰهَ إِلَّا
هُوَ ۖ فَأَنَّىٰ تُؤْفَكُونَ
Ya ayyuha annasuothkuroo niAAmata Allahi AAalaykum hal min khaliqinghayru Allahi
yarzuqukum mina assama-i wal-ardila ilaha illa huwa faanna tu/fakoon
Somali
Dadow xusuusnaada nicmada Eebe korkiina ah, abuure kale ma jiraa oo Eebe ka soo
haday oo idinka arsuqi samada iyo dhulka, Eebe mooyee ilaah kale majiro ee
xaggee laydiin ka iilii xaqa.
|
Ayah 35:4 الأية
وَإِن يُكَذِّبُوكَ فَقَدْ كُذِّبَتْ رُسُلٌ مِّن قَبْلِكَ ۚ وَإِلَى اللهِ
تُرْجَعُ الْأُمُورُ
Wa-in yukaththibooka faqad kuththibatrusulun min qablika wa-ila Allahi turjaAAu
al-omoor
Somali
Hadday ku beeniyaan waxaa dhab ahaan loo beeniyay rasuulladii kaa horeeyay, Eeba
xagiisaana loo celin umuuraha.
|
Ayah 35:5 الأية
يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّ وَعْدَ اللهِ حَقٌّ ۖ فَلَا تَغُرَّنَّكُمُ
الْحَيَاةُ الدُّنْيَا ۖ وَلَا يَغُرَّنَّكُم بِاللهِ الْغَرُورُ
Ya ayyuha annasuinna waAAda Allahi haqqun falataghurrannakumu alhayatu addunya
walayaghurrannakum billahi algharoor
Somali
Dadaw yabooha Eebe waa xaq ee yayna idindhagrin nolasha aduunyo, yuuna
idinkudhagrin Eebe ku dhagris badane (shaydaan).
|
Ayah 35:6 الأية
إِنَّ الشَّيْطَانَ لَكُمْ عَدُوٌّ فَاتَّخِذُوهُ عَدُوًّا ۚ إِنَّمَا يَدْعُو
حِزْبَهُ لِيَكُونُوا مِنْ أَصْحَابِ السَّعِيرِ
Inna ashshaytana lakumAAaduwwun fattakhithoohu AAaduwwan innamayadAAoo hizbahu
liyakoonoo min as-habi assaAAeer
Somali
Shaydaanku waa colkiin ee idinna col ka yeesha, wuxuuna idiin ku yeedhi uun
xisbigiisa si ay asaxaabta Naaarta saciiro u noqdaan.
|
Ayah 35:7 الأية
الَّذِينَ كَفَرُوا لَهُمْ عَذَابٌ شَدِيدٌ ۖ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا
الصَّالِحَاتِ لَهُم مَّغْفِرَةٌ وَأَجْرٌ كَبِيرٌ
Allatheena kafaroo lahum AAathabunshadeedun wallatheena amanoo waAAamiloo
assalihatilahum maghfiratun waajrun kabeer
Somali
Kuwii gaaloobay waxay mudan cadaab darab, kuwii xaqa rumeeyay oo camal fiican
falayna waxay mudan dambi dhaag iyo ajri wayn.
|
Ayah 35:8 الأية
أَفَمَن زُيِّنَ لَهُ سُوءُ عَمَلِهِ فَرَآهُ حَسَنًا ۖ فَإِنَّ اللهَ يُضِلُّ
مَن يَشَاءُ وَيَهْدِي مَن يَشَاءُ ۖ فَلَا تَذْهَبْ نَفْسُكَ عَلَيْهِمْ حَسَرَاتٍ
ۚ إِنَّ اللهَ عَلِيمٌ بِمَا يَصْنَعُونَ
Afaman zuyyina lahu soo-o AAamalihi faraahuhasanan fa-inna Allaha yudillu man
yashaowayahdee man yashao fala tathhab nafsukaAAalayhim hasaratin inna Allaha
AAaleemunbima yasnaAAoon
Somali
Ruuxse loo qurxiyay camalkiisa xun oo u arkay inuu fiicanyahay (ma lamid baa
kaan saas falin), Eebe cidduu doono yuu dhumiyaa Ruuxuu doonana wuu Hanuuniyaa
ee yeyna Naftaadu ku tagan walbahaarkooda, Eebe waa ogyahay waxay samayne.
|
Ayah 35:9 الأية
وَاللهُ الَّذِي أَرْسَلَ الرِّيَاحَ فَتُثِيرُ سَحَابًا فَسُقْنَاهُ إِلَىٰ
بَلَدٍ مَّيِّتٍ فَأَحْيَيْنَا بِهِ الْأَرْضَ بَعْدَ مَوْتِهَا ۚ كَذَٰلِكَ
النُّشُورُ
Wallahu allathee arsalaarriyaha fatutheeru sahaban fasuqnahuila baladin mayyitin
faahyayna bihi al-ardabaAAda mawtiha kathalika annushoor
Somali
Eebe waa kan diray dabaysha oy kiciso daruuro markaasaan u kaxayn magaalo
dhimatay (abaarowday) markaasaan ku noolaynay roobkaas dhulka intu dhintay ka
dib, saas weeye soo bixintiina.
|
Ayah 35:10 الأية
مَن كَانَ يُرِيدُ الْعِزَّةَ فَلِلَّهِ الْعِزَّةُ جَمِيعًا ۚ إِلَيْهِ يَصْعَدُ
الْكَلِمُ الطَّيِّبُ وَالْعَمَلُ الصَّالِحُ يَرْفَعُهُ ۚ وَالَّذِينَ يَمْكُرُونَ
السَّيِّئَاتِ لَهُمْ عَذَابٌ شَدِيدٌ ۖ وَمَكْرُ أُولَٰئِكَ هُوَ يَبُورُ
Man kana yureedu alAAizzata falillahialAAizzatu jameeAAan ilayhi yasAAadu
alkalimu attayyibuwalAAamalu assalihu yarfaAAuhu wallatheenayamkuroona
assayyi-ati lahum AAathabunshadeedun wamakru ola-ika huwa yaboor
Somali
Ruuxii dooni sharaf Eebe iska lehsharaf dhammaanteed, xagiisayna u koraan
kalimooyinka fiican, camalka suubanna wuu kor yeelaa, kuwa xumaanta ku dhagra
(maamula) waxay mudan cadaab daran, dhagarta kuwaasna way uun halaagi.
|
Ayah 35:11 الأية
وَاللهُ خَلَقَكُم مِّن تُرَابٍ ثُمَّ مِن نُّطْفَةٍ ثُمَّ جَعَلَكُمْ أَزْوَاجًا
ۚ وَمَا تَحْمِلُ مِنْ أُنثَىٰ وَلَا تَضَعُ إِلَّا بِعِلْمِهِ ۚ وَمَا يُعَمَّرُ
مِن مُّعَمَّرٍ وَلَا يُنقَصُ مِنْ عُمُرِهِ إِلَّا فِي كِتَابٍ ۚ إِنَّ ذَٰلِكَ
عَلَى اللهِ يَسِيرٌ
Wallahu khalaqakum min turabinthumma min nutfatin thumma jaAAalakum azwajan
wamatahmilu min ontha wala tadaAAu illabiAAilmihi wama yuAAammaru min
muAAammarin walayunqasu min AAumurihi illa fee kitabin inna thalikaAAala Allahi
yaseer
Somali
Eebe waa kan idinka abuuray Carro, hadana dhibic, markaas Lab iyo dhadig,
haweenayna wax uurka kuma qaado mana dajiso ogaansho Eebe mooyee, ruuxii cimri
dhe iyo ruuxii cimri gaabanba waxay ku sugan yihiin kitaabka Eebe, waana u fudud
yahay.
|
Ayah 35:12 الأية
وَمَا يَسْتَوِي الْبَحْرَانِ هَٰذَا عَذْبٌ فُرَاتٌ سَائِغٌ شَرَابُهُ وَهَٰذَا
مِلْحٌ أُجَاجٌ ۖ وَمِن كُلٍّ تَأْكُلُونَ لَحْمًا طَرِيًّا وَتَسْتَخْرِجُونَ
حِلْيَةً تَلْبَسُونَهَا ۖ وَتَرَى الْفُلْكَ فِيهِ مَوَاخِرَ لِتَبْتَغُوا مِن
فَضْلِهِ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ
Wama yastawee albahranihatha AAathbun furatun sa-ighun sharabuhuwahatha milhun
ojajun wamin kullinta/kuloona lahman tariyyan watastakhrijoona
hilyatantalbasoonaha watara alfulka feehi mawakhiralitabtaghoo min fadlihi
walaAAallakum tashkuroon
Somali
Ma eke labada badood taasi waa macaantahay si daran, taasina waa dhanaan daran
mid kastana waxaad ka cunaysaan hilib cusub, waxaadna kala baxdaan Macdan aad
xidhataan, waxaadna arkaysaan doonta oo jiidhi si aad u dalabtaan fadliga Eebe
iyo inaad ku mahadisaan.
|
Ayah 35:13 الأية
يُولِجُ اللَّيْلَ فِي النَّهَارِ وَيُولِجُ النَّهَارَ فِي اللَّيْلِ وَسَخَّرَ
الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ ذَٰلِكُمُ اللهُ
رَبُّكُمْ لَهُ الْمُلْكُ ۚ وَالَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِهِ مَا يَمْلِكُونَ مِن
قِطْمِيرٍ
Yooliju allayla fee annahariwayooliju annahara fee allayli wasakhkhara
ashshamsawalqamara kullun yajree li-ajalin musamman thalikumuAllahu rabbukum
lahu almulku wallatheenatadAAoona min doonihi ma yamlikoona min qitmeer
Somali
Habeenka yuu Eebe dhexgaliyaa maalinta Maalintana wuxuu dhexgaliyaa Habeenka,
Qoraxda iyo dayaxana wuu sakhiray mid kastana wuxuu ku socda muddo magacaaban,
saas waxa falana waa Eebihiin, isagaana xu- kunka iska leh, waxaadse baryeysaan
(caabudaysaan) oo Eebe ka soo hadhay ma hantaan xuub laf timireed.
|
Ayah 35:14 الأية
إِن تَدْعُوهُمْ لَا يَسْمَعُوا دُعَاءَكُمْ وَلَوْ سَمِعُوا مَا اسْتَجَابُوا
لَكُمْ ۖ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ يَكْفُرُونَ بِشِرْكِكُمْ ۚ وَلَا يُنَبِّئُكَ
مِثْلُ خَبِيرٍ
In tadAAoohum la yasmaAAoo duAAaakumwalaw samiAAoo ma istajaboo lakum wayawma
alqiyamatiyakfuroona bishirkikum wala yunabbi-oka mithlu khabeer
Somali
Hadaad u yeedhataana idin ma maqlaan, haday idinbase maqlaan wax idiima taraan,
Qiyaamadana way diidigaalnimadooda, cid wax og, sidaana wax kuugu warrama ma
jiro.
|
Ayah 35:15 الأية
يَا أَيُّهَا النَّاسُ أَنتُمُ الْفُقَرَاءُ إِلَى اللهِ ۖ وَاللهُ هُوَ
الْغَنِيُّ الْحَمِيدُ
Ya ayyuha annasuantumu alfuqarao ila Allahi wallahuhuwa alghaniyyu alhameed
Somali
Dadow idinka unbaa fuqara ah (u baahan) Eebe, Eebena waa hodan amaanan.
|
Ayah 35:16 الأية
إِن يَشَأْ يُذْهِبْكُمْ وَيَأْتِ بِخَلْقٍ جَدِيدٍ
In yasha/ yuthhibkum waya/tibikhalqin jadeed
Somali
Hadduu doono wuu idin dhamayn wuxuuna keeni kuwo cusub.
|
Ayah 35:17 الأية
وَمَا ذَٰلِكَ عَلَى اللهِ بِعَزِيزٍ
Wama thalika AAala AllahibiAAazeez
Somali
Arrintaasna wax Eebe ku culus ma aha.
|
Ayah 35:18 الأية
وَلَا تَزِرُ وَازِرَةٌ وِزْرَ أُخْرَىٰ ۚ وَإِن تَدْعُ مُثْقَلَةٌ إِلَىٰ
حِمْلِهَا لَا يُحْمَلْ مِنْهُ شَيْءٌ وَلَوْ كَانَ ذَا قُرْبَىٰ ۗ إِنَّمَا
تُنذِرُ الَّذِينَ يَخْشَوْنَ رَبَّهُم بِالْغَيْبِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ ۚ وَمَن
تَزَكَّىٰ فَإِنَّمَا يَتَزَكَّىٰ لِنَفْسِهِ ۚ وَإِلَى اللهِ الْمَصِيرُ
Wala taziru waziratun wizraokhra wa-in tadAAu muthqalatun ila himlihala yuhmal
minhu shay-on walaw kana thaqurba innama tunthiru allatheenayakhshawna rabbahum
bilghaybi waaqamoo assalatawaman tazakka fa-innama yatazakka linafsihiwa-ila
Allahi almaseer
Somali
Nafna naf kale dambigeed ma qaado, haddii looguyeedho Naf culusoo dambaabday
inay xambaarto (danbi naf kale) lagama xambaaro waxba haba noqoto qaraabanee,
waxaad uun digi kuwa ka yaabi Eebe iyagoo maqan, oo ooga salaadda, ruuxii
isdaahiriyana wuxuu uun isudaahiriyay naftiisa, xaga Eebe unbaana loo ahaan
(geeri dabadeed).
|
Ayah 35:19 الأية
وَمَا يَسْتَوِي الْأَعْمَىٰ وَالْبَصِيرُ
Wama yastawee al-aAAma walbaseer
Somali
Ma Eka indhoole iyo wax arke.
|
Ayah 35:20 الأية
وَلَا الظُّلُمَاتُ وَلَا النُّورُ
Wala aththulumatuwala annoor
Somali
Mana eka mugdiyo iyo iftiin.
|
Ayah 35:21 الأية
وَلَا الظِّلُّ وَلَا الْحَرُورُ
Wala aththilluwala alharoor
Somali
Mana eka hoos iyo kulayl.
|
Ayah 35:22 الأية
وَمَا يَسْتَوِي الْأَحْيَاءُ وَلَا الْأَمْوَاتُ ۚ إِنَّ اللهَ يُسْمِعُ مَن
يَشَاءُ ۖ وَمَا أَنتَ بِمُسْمِعٍ مَّن فِي الْقُبُورِ
Wama yastawee al-ahyaowala al-amwatu inna Allaha yusmiAAu man yashaowama anta
bimusmiAAin man fee alquboor
Somali
Mana eka kuwa nool iyo kuwo dhintay, Eebana wuxuu wax maqashiiyaa cidduu doono,
mase maqashiin kartid cid qubuur ku sugan (gaaladuna) waa wax dhintay oo kale).
|
Ayah 35:23 الأية
إِنْ أَنتَ إِلَّا نَذِيرٌ
In anta illa natheer
Somali
Waxaan u dige ahayn ma tihid.
|
Ayah 35:24 الأية
إِنَّا أَرْسَلْنَاكَ بِالْحَقِّ بَشِيرًا وَنَذِيرًا ۚ وَإِن مِّنْ أُمَّةٍ إِلَّا
خَلَا فِيهَا نَذِيرٌ
Inna arsalnaka bilhaqqibasheeran wanatheeran wa-in min ommatin illa khalafeeha
natheer
Somali
Annagaa kugu dirray xaq adoo bishaarayn oo digi, umadaan udige loo dirinna ma
jirto.
|
Ayah 35:25 الأية
وَإِن يُكَذِّبُوكَ فَقَدْ كَذَّبَ الَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ جَاءَتْهُمْ رُسُلُهُم
بِالْبَيِّنَاتِ وَبِالزُّبُرِ وَبِالْكِتَابِ الْمُنِيرِ
Wa-in yukaththibooka faqad kaththabaallatheena min qablihim jaat-hum rusuluhum
bilbayyinatiwabizzuburi wabilkitabi almuneer
Somali
Haday gaaladu ku beeniyaan waxaa wax beeniyay kuwii ka horreeyay, waxay ula
timid rasuuladoodii xujooyin iyo kutub (waano) oo xukun leh.
|
Ayah 35:26 الأية
ثُمَّ أَخَذْتُ الَّذِينَ كَفَرُوا ۖ فَكَيْفَ كَانَ نَكِيرِ
Thumma akhathtu allatheenakafaroo fakayfa kana nakeer
Somali
Markaasaan qabtay kuwii gaaloobay, sayse noqotay ciqaabtaydii (aan ciqaabay
kuwaas)/
|
Ayah 35:27 الأية
أَلَمْ تَرَ أَنَّ اللهَ أَنزَلَ مِنَ السَّمَاءِ مَاءً فَأَخْرَجْنَا بِهِ
ثَمَرَاتٍ مُّخْتَلِفًا أَلْوَانُهَا ۚ وَمِنَ الْجِبَالِ جُدَدٌ بِيضٌ وَحُمْرٌ
مُّخْتَلِفٌ أَلْوَانُهَا وَغَرَابِيبُ سُودٌ
Alam tara anna Allaha anzala mina assama-imaan faakhrajna bihi thamaratin
mukhtalifanalwanuha wamina aljibali judadun beedunwahumrun mukhtalifun alwanuha
wagharabeebusood
Somali
Miyaadan arkayn in Eebe ka soo dajiyay Samada biyo markaasna aan ku soo bixinaa
Midho ay kala duwanyihiin midabkoodu, Buurahana waxaa ka mid ah wadooyin cad
cad, iyo kuwo gaduud ah oo midabo kala duwan leh iyo kuwo madow daran ah.
|
Ayah 35:28 الأية
وَمِنَ النَّاسِ وَالدَّوَابِّ وَالْأَنْعَامِ مُخْتَلِفٌ أَلْوَانُهُ كَذَٰلِكَ ۗ
إِنَّمَا يَخْشَى اللهَ مِنْ عِبَادِهِ الْعُلَمَاءُ ۗ إِنَّ اللهَ عَزِيزٌ
غَفُورٌ
Wamina annasi waddawabbiwal-anAAami mukhtalifun alwanuhu kathalikainnama yakhsha
Allaha min AAibadihialAAulamao inna Allaha AAazeezun ghafoor
Somali
Dadka iyo dhulsocotada iyo xoolahaba waxaa ka mid ah midabo kala duwan saas oo
kale.
|
Ayah 35:29 الأية
إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا
مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ
Inna allatheena yatloona kitabaAllahi waaqamoo assalatawaanfaqoo mimma
razaqnahum sirran waAAalaniyatanyarjoona tijaratan lan taboor
Somali
Kuwa akhriya kitaabka Eebe oo salaadda ooga wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan
ku arsaaqnay qarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan
baaraynin.
|
Ayah 35:30 الأية
لِيُوَفِّيَهُمْ أُجُورَهُمْ وَيَزِيدَهُم مِّن فَضْلِهِ ۚ إِنَّهُ غَفُورٌ شَكُورٌ
Liyuwaffiyahum ojoorahum wayazeedahum min fadlihiinnahu ghafoorun shakoor
Somali
Si Eebe ugu oofiyo ajrigooda uguna siyaadiyo fadligiisa, illeen Eebe waa dambi
dhaafe mahad badane.
|
Ayah 35:31 الأية
وَالَّذِي أَوْحَيْنَا إِلَيْكَ مِنَ الْكِتَابِ هُوَ الْحَقُّ مُصَدِّقًا لِّمَا
بَيْنَ يَدَيْهِ ۗ إِنَّ اللهَ بِعِبَادِهِ لَخَبِيرٌ بَصِيرٌ
Wallathee awhaynailayka mina alkitabi huwa alhaqqu musaddiqanlima bayna yadayhi
inna Allaha biAAibadihilakhabeerun baseer
Somali
Kaan kuu waxyoonay ee Quraanka ah unbaa xaq ah wixii ka horreeyayna u rumayn
Eebana addoomadiisa waa ogyahay, arkaana.
|
Ayah 35:32 الأية
ثُمَّ أَوْرَثْنَا الْكِتَابَ الَّذِينَ اصْطَفَيْنَا مِنْ عِبَادِنَا ۖ فَمِنْهُمْ
ظَالِمٌ لِّنَفْسِهِ وَمِنْهُم مُّقْتَصِدٌ وَمِنْهُمْ سَابِقٌ بِالْخَيْرَاتِ
بِإِذْنِ اللهِ ۚ ذَٰلِكَ هُوَ الْفَضْلُ الْكَبِيرُ
Thumma awrathna alkitaba allatheenaistafayna min AAibadina faminhum
thalimunlinafsihi waminhum muqtasidun waminhum sabiqun bilkhayratibi-ithni
Allahi thalika huwa alfadlualkabeer
Somali
Markaasaan dhaxalsiinay kitaabka kuwaan dooranay oo addoomadanada ka mid ah,
waxaase ka mid ah mid dulmiyay naftiisa, iyo mid dhexdhexaystay, iyo mid ku
hanuunay khayrka idanka Eebe, arrintaasna waa fadli weyn.
|
Ayah 35:33 الأية
جَنَّاتُ عَدْنٍ يَدْخُلُونَهَا يُحَلَّوْنَ فِيهَا مِنْ أَسَاوِرَ مِن ذَهَبٍ
وَلُؤْلُؤًا ۖ وَلِبَاسُهُمْ فِيهَا حَرِيرٌ
Jannatu AAadnin yadkhuloonahayuhallawna feeha min asawira min thahabinwalu/lu-an
walibasuhum feeha hareer
Somali
Jannada cadnin yeyna gali iyagoo loogu xidhi dhexdeed asaawir (wax loogu
xarragoodo) oo dahab iyo Jawharba leh, dhar kooduna dhexdeeda waa xariir.
|
Ayah 35:34 الأية
وَقَالُوا الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي أَذْهَبَ عَنَّا الْحَزَنَ ۖ إِنَّ رَبَّنَا
لَغَفُورٌ شَكُورٌ
Waqaloo alhamdu lillahiallathee athhaba AAanna alhazana innarabbana laghafoorun
shakoor
Somali
Waxayna dhihi waxaa mahad leh Eebaha naga tagsiiyay walbahaarka, illeen Eebeheen
waa danbi dhaaf badane mahad badane.
|
Ayah 35:35 الأية
الَّذِي أَحَلَّنَا دَارَ الْمُقَامَةِ مِن فَضْلِهِ لَا يَمَسُّنَا فِيهَا نَصَبٌ
وَلَا يَمَسُّنَا فِيهَا لُغُوبٌ
Allathee ahallana daraalmuqamati min fadlihi la yamassunafeeha nasabun wala
yamassuna feehalughoob
Somali
Eebihii nadagjiyay guri nagaadi fadligiisa dartiis (janno) nagumana taabto
dhexdeeda dhib, nagumana taabto daal.
|
Ayah 35:36 الأية
وَالَّذِينَ كَفَرُوا لَهُمْ نَارُ جَهَنَّمَ لَا يُقْضَىٰ عَلَيْهِمْ فَيَمُوتُوا
وَلَا يُخَفَّفُ عَنْهُم مِّنْ عَذَابِهَا ۚ كَذَٰلِكَ نَجْزِي كُلَّ كَفُورٍ
Wallatheena kafaroo lahum narujahannama la yuqda AAalayhim fayamootoo
walayukhaffafu AAanhum min AAathabiha kathalikanajzee kulla kafoor
Somali
Kuwii gaaloobay waxay mudan naarta Jahannamo, laguma xukumo geeri oy dhintaan,
lagamana fududeeyo Cadaabkeeda, saasaana ku abaal marinaa mid kastoo gaalimo
badan.
|
Ayah 35:37 الأية
وَهُمْ يَصْطَرِخُونَ فِيهَا رَبَّنَا أَخْرِجْنَا نَعْمَلْ صَالِحًا غَيْرَ
الَّذِي كُنَّا نَعْمَلُ ۚ أَوَلَمْ نُعَمِّرْكُم مَّا يَتَذَكَّرُ فِيهِ مَن
تَذَكَّرَ وَجَاءَكُمُ النَّذِيرُ ۖ فَذُوقُوا فَمَا لِلظَّالِمِينَ مِن نَّصِيرٍ
Wahum yastarikhoona feeharabbana akhrijna naAAmal salihanghayra allathee kunna
naAAmalu awa lam nuAAammirkumma yatathakkaru feehi man tathakkara
wajaakumuannatheeru fathooqoo fama liththalimeenamin naseer
Somali
Waxay ku qaylyi dhexdeeda Eeboownaga bixi aan camal fiican ookaan sameynjirray
ka duwan fallee, miyaanaan idin cimri siin muddo uu wax ku xusuusto ruuxii wax
xusuusan oosan idiin imaanin dige (Nabiga) ee dhadhamiya gaaloy (ciqaabta) uma
sugnaanin daalimiin gargaaree.
|
Ayah 35:38 الأية
إِنَّ اللهَ عَالِمُ غَيْبِ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ إِنَّهُ عَلِيمٌ بِذَاتِ
الصُّدُورِ
Inna Allaha AAalimu ghaybi assamawatiwal-ardi innahu AAaleemun bithati assudoor
Somali
Eebe wuxuu ogyahay waxa ku maqan samooyinka iyo dhulka, wuxuuna ogyahay waxa
laabta (Qalbiga) ku sugan.
|
Ayah 35:39 الأية
هُوَ الَّذِي جَعَلَكُمْ خَلَائِفَ فِي الْأَرْضِ ۚ فَمَن كَفَرَ فَعَلَيْهِ
كُفْرُهُ ۖ وَلَا يَزِيدُ الْكَافِرِينَ كُفْرُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ إِلَّا مَقْتًا
ۖ وَلَا يَزِيدُ الْكَافِرِينَ كُفْرُهُمْ إِلَّا خَسَارًا
Huwa allathee jaAAalakum khala-ifafee al-ardi faman kafara faAAalayhi kufruhu
walayazeedu alkafireena kufruhum AAinda rabbihim illamaqtan wala yazeedu
alkafireena kufruhum illakhasara
Somali
Eebe waa kan idinka dhigay kuwo dhulka iska badala, ruuxii gaaloobase
gaalnimadiisu isagaydhibh, Gaaladana uma kordhiso gaalimadoodu Eebahood agtiisa
cadho mooyee, umana kordhiso gaalada gaalnimaadu khasaaro mooyee.
|
Ayah 35:40 الأية
قُلْ أَرَأَيْتُمْ شُرَكَاءَكُمُ الَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِ اللهِ أَرُونِي
مَاذَا خَلَقُوا مِنَ الْأَرْضِ أَمْ لَهُمْ شِرْكٌ فِي السَّمَاوَاتِ أَمْ
آتَيْنَاهُمْ كِتَابًا فَهُمْ عَلَىٰ بَيِّنَتٍ مِّنْهُ ۚ بَلْ إِن يَعِدُ
الظَّالِمُونَ بَعْضُهُم بَعْضًا إِلَّا غُرُورًا
Qul araaytum shurakaakumu allatheenatadAAoona min dooni Allahi aroonee matha
khalaqoomina al-ardi am lahum shirkun fee assamawatiam ataynahum kitaban fahum
AAalabayyinatin minhu bal in yaAAidu aththalimoonabaAAduhum baAAdan illa
ghuroora
Somali
Ka warrama shariigyada aad baryeysaan ood (caabudaysaan) Eebe ka sokor, i tusiya
waxay abuureendhulka, ama wadaag ah oy ku leeyihiin samooyinka, mise waxaan
siinay Kitaab oo ay xujeesan, saas ma aha ee gaalada qaarkood qaar uma yabooho
waaxaan Dhagar ahayn.
|
Ayah 35:41 الأية
إِنَّ اللهَ يُمْسِكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ أَن تَزُولَا ۚ وَلَئِن زَالَتَا
إِنْ أَمْسَكَهُمَا مِنْ أَحَدٍ مِّن بَعْدِهِ ۚ إِنَّهُ كَانَ حَلِيمًا غَفُورًا
Inna Allaha yumsiku assamawatiwal-arda an tazoola wala-in zalatain amsakahuma
min ahadin min baAAdihi innahu kanahaleeman ghafoora
Somali
Eebaa ka haya Samooyinka iyo dhulka inay gilgishaan (oo tagaan), haday
gilgishaana waxaan Eebe ahayn oo qaban ma jiro, Eebena waa dulbadane dhaafid
badan.
|
Ayah 35:42 الأية
وَأَقْسَمُوا بِاللهِ جَهْدَ أَيْمَانِهِمْ لَئِن جَاءَهُمْ نَذِيرٌ
لَّيَكُونُنَّ أَهْدَىٰ مِنْ إِحْدَى الْأُمَمِ ۖ فَلَمَّا جَاءَهُمْ نَذِيرٌ مَّا
زَادَهُمْ إِلَّا نُفُورًا
Waaqsamoo billahi jahda aymanihimla-in jaahum natheerun layakoonunna ahda
minihda al-omami falamma jaahum natheerunma zadahum illa nufoora
Somali
Waxay ugu dhaarteen Eebe dhaar adag hadduu uyimaado udige inay noqdaan kuwa ka
hanuunsan (ka toosan) umadaha kale, markuu uyimid digihiina uma siyaadinin
waxaan carar ahayn.
|
Ayah 35:43 الأية
اسْتِكْبَارًا فِي الْأَرْضِ وَمَكْرَ السَّيِّئِ ۚ وَلَا يَحِيقُ الْمَكْرُ
السَّيِّئُ إِلَّا بِأَهْلِهِ ۚ فَهَلْ يَنظُرُونَ إِلَّا سُنَّتَ الْأَوَّلِينَ ۚ
فَلَن تَجِدَ لِسُنَّتِ اللهِ تَبْدِيلًا ۖ وَلَن تَجِدَ لِسُنَّتِ اللهِ
تَحْوِيلًا
Istikbaran fee al-ardi wamakraassayyi-i wala yaheequ almakru assayyi-oilla
bi-ahlihi fahal yanthuroona illasunnata al-awwaleena falan tajida lisunnati
Allahitabdeelan walan tajida lisunnati Allahi tahweela
Somali
isku kibrin dhulka iyo dhagar xun darteed, dhagarna xumaan waxaan ahayn
ehelkiisa kuma dhaco ee miyaad sugaysaan waxaan wadadii kuwii hore ahayn, mana
helaysid sunnada Eebe wax badala, ma helaysid sunnada Eebe wax wareejiya.
Miyeyna ku soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka
horreeyey gaaladii Makaad, waxay ahaayseen kuwo ka xoogbadan, Ebana wax ku
cajisiya (daaliya) ma jiro Samooyinka iyo dhulka dhexdooda midna, waana oge wax
walba kara.
|
Ayah 35:44 الأية
أَوَلَمْ يَسِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَيَنظُرُوا كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الَّذِينَ
مِن قَبْلِهِمْ وَكَانُوا أَشَدَّ مِنْهُمْ قُوَّةً ۚ وَمَا كَانَ اللهُ
لِيُعْجِزَهُ مِن شَيْءٍ فِي السَّمَاوَاتِ وَلَا فِي الْأَرْضِ ۚ إِنَّهُ كَانَ
عَلِيمًا قَدِيرًا
Awa lam yaseeroo fee al-ardi fayanthurookayfa kana AAaqibatu allatheena min
qablihimwakanoo ashadda minhum quwwatan wama kanaAllahu liyuAAjizahu min shay-in
fee assamawatiwala fee al-ardi innahu kana AAaleemanqadeera
Somali
Miyeyna ka soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka
horreeyey gaaladii Makaad, waxay ahaayeen kuwo ka xoogbadan, Eebana wax ku
cajisiya (daaliya) ma jiro Samooyinka iyo dhulka dhexdooda midna, waana oge wax
walba kara.
|
Ayah 35:45 الأية
وَلَوْ يُؤَاخِذُ اللهُ النَّاسَ بِمَا كَسَبُوا مَا تَرَكَ عَلَىٰ ظَهْرِهَا مِن
دَابَّةٍ وَلَٰكِن يُؤَخِّرُهُمْ إِلَىٰ أَجَلٍ مُّسَمًّى ۖ فَإِذَا جَاءَ
أَجَلُهُمْ فَإِنَّ اللهَ كَانَ بِعِبَادِهِ بَصِيرًا
Walaw yu-akhithu Allahuannasa bima kasaboo ma taraka AAalathahriha min dabbatin
walakinyu-akhkhiruhum ila ajalin musamman fa-itha jaaajaluhum fa-inna Allaha
kana biAAibadihi baseera
Somali
Haddu Eebe u qaban dadka waxay kasbadeen (oo xumaan ah) kagama tageen dhulka
korkiisa waxsocda, laakin wuxuu dib ugu dhigi tan iyo muddo magabaaban, marka
ajashoodu (Geeridoodu) timaadana Eebe addoomadiisa wuu arkaa.
|
©
EsinIslam.Com Designed & produced by The Awqaf London. Please pray for us
|